Baladweyne (Radio Beerlula)-Jimciyadda Alxigma ayaa adeeg daaweyn iyo qalin indho fiqsi ah oo lacag la’aan ah magaalada Muqdisho ugu sameysay 250 ruux iyadoo 50 ka mid ah dadkan loo sameeyay qalin indho fiqis ah, halka 200-da kalana loo sameeyay daaweyn.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.