Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka iskuulka ileeys ee Baladweyne ayaa Tababar u qabtay 40 arday oo wax ka dhigata dugsiyada sare iyo jaamacadaha ku yaalla magaalada kuwaasi oo la barayay qaabka toliinka loogu sameeyo dadka dhaawaca uu soo gaaray
Warbxintan waxaa soo jeedinya C/qaadir Cumar Ibraahim.