Baladweyne (Radio Beerlula)-Munaasabadan oo aheyd mid lagu daahfurayay mashruuca dhismaha garoonka ciyaaraha magaalada qardho ee Boobe Stiuom waxaana munaasabada goobjoog ka ahaa wasiirka wasaarada ciyaaraha Puntland Maamulka gobolka Karkaar kan dagmada Qardho iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.