Baladweyne (Radio Beerlula)-Beeraleyda gobolka Gedo ayaa bilaabay dadaalo ay kula dagaalamayaan Ayxa ku habsaday beerahooda kaasoo waxyeelo u geystay dalagyada beeraha gaar ahaan kuwa nugul sida yaanyada, basbaasta, basasha, iyo daaqa xoolaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.