Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Aadan Cabdullaahi Cilmi oo ka mid ah dhaqaatiirta ka howlgala magaalada Baladweyne ayaa radio Beerlula u sheegay in dhibaato badan lagala kulmo isticmaalka maandooriyaha sida taabuuga, Xashiiska taraamadoolka, tubaakada, sigaarka iyo shiishadda, isagoo ugu baaqay bulshada ku nool magaalada inay digtoonnadan isticmaalka nuucyada kala duwan ee maandooriyaha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.