Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya cilad bixinta Bajaajta

0
36

Baladweyne(Radio Beerlula)-Si nolosha reerkooda ay u mareeyaan dhalinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne waxay ku shaqeystan cilad bixinta gaadiidka yaryar ee mooto bajaajta kaasoo sannadihii la soo dhaafay ku soo batay gudaha dalka islamarkana dhalinyaro badan ay ka mareeyaan nolosha reerkooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here