In ka badan 300 oo ardey oo ka qalin jabisay jamaacadda Jamhuuriya ee magaalada Muqdisho.

0
33

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiiru dowlaha wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacalinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle, bahda waxbarashada, maamulka jaamacadda Jamhuuriya,waalidii, xildhibaano ka tirsan labada gole ee dowladda ayaa ka qeyb galay munaasabadan oo ay ku qalin jabinayeen 300 oo ardey oo dhameystay kuliyaddaha kala duwan ee jamaacadda Jamhuuriya.

Warbixintan waxaa inoo Haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here