Mid ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Baladweyne oo lagu wareejiyay gaari uu ku socdo.

0
32

Baladweyne(Radio Beerlula)-Maxamed Nuur oo kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba oo ku nool laanta Buula qorax ee xaafadda Kooshin ayaa lagu wareejiyay gaariga ay ku socdaan dadka naafada ah kaasi lagu gaday lacag ay bixisay hooyo soomaaliyeed oo ku sugan Baladweyne .

Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawa Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here