Baladweyne (Radio Beerlula)-Man United ayaa kulan horyaalka ah waxa ay la leeyihiin Burnley waxa ayna kulankaas helayaan Cavani ka dib sedex kulan oo uu ka ganaaxnaa .
Lindelof iyo Shaw ayaa iyana soo laabanaya waxaana wehlinaya Pogba kaasi oo ka maqnaa kulankii FA Cup-ka balse waa la qiimeynayaa .
Balse waxaa maqnaan doona sida ay u badan tahay Bailly kaasi oo jug ay ka gaartay qoorta kulankii Watford .
ciyaarta ayaa soo geli doonta 11;30 caawa