Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan oo ka koobneed dhar iyo maacuun sida burjukooyin, sijaayado ,bustooyin, kuraas, iyo Haanta biyaha ayaa la gaarsiiyay Xarunta Agoomaha iyo Xarunta dhimirka Haweenka ee magaalada Gaalkacyo waxaana deeqdan bixiyay ururka haweenka gobolka Mudug.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.