in ka badan 30 ardey oo fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka Sun shine ee Baladweyne

0
34

Baladweyne (Radio Beerlula)-Iskuulka Sun shine oo ku yaalla xaafada Buunda-weyn ee magaalada Baladweyne ayaa fursado waxbarasho oo lacag la’aan ah siiyay ku dhawaad 35 arday oo isugu jira wilal iyo gabdho kuwaasi oo aan awoodin in ay iska bixiyaan qarashaadka bisha ee iskuulka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here