Isku Aadka Wareega 4-aad & 5-aad Ee FA Cup-ka Oo La Sameeyay.

0
32

Baladweyne (Radio Beerlula)-Waxa la soo saaray isku aadka wareega 4-aad ee tartanka FA Cup-ka kaas oo ay ka soo bexeen kulamo adag halka ay kooxaha waaweyn qaarkood ku aadeen kooxo yar-yar.

Kulanka ugu adag ayaa ah kulanka ay wada ciyaari doonaan kooxaha Man United iyo Liverpool kaas oo ah kulanka ugu adag ee wareega 4-aad.

Sidoo kale isla markaa waxa la sameeyay isku aadka wareega 5-aad ee tartanka FA Cup-ka iyada oo la raaciyay maadama aan la hayn wakhti isku aadka 5-aad lagu sameeyo.

Hadaba Halkan Kaga Bogo Isku Aadka wareega 4-aad:

Cheltenham vs Man City

Bournemouth vs Crawley Town

Swansea vs Nottingham Forest

Man Utd vs Liverpool

Southampton or Shrewsbury vs Arsenal

Barnsley vs Norwich

Chorley vs Wolves

Millwall vs Bristol City

Brighton vs Blackpool

Wycombe vs Tottenham

Fulham vs Burnley

Sheffield Utd vs Plymouth

Chelsea vs Luton Town

Stockport or West Ham vs Doncaster

Brentford vs Leicester

Everton vs Sheffield Wednesday

Halkan Hoose Kaga Bogo Isku aadka wareega 5-aad ee FA Cup-ka

Fulham or Burnley vs Bournemouth or Crawley
Man Utd or Liverpool vs Stockport County/West Ham or Doncaster
Sheffield Utd or Plymouth vs Millwall or Bristol City
Chorley or Wolves vs Southampton/Shrewsbury or Arsenal
Barnsley or Norwich vs Chelsea or Luton
Everton or Sheffield Wednesday vs Wycombe or Tottenham
Swansea or Nottingham Forest vs Cheltenham or Man City
Brentford or Leicester vs Brighton or Blackpool.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here