Shirka wadatashiga guddoomiyasha degmooyinka gobolka Hiiraan oo ka furmay Baladweyne.

0
31

Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa magaalada Baladweyne ka daah furay shir wadatashi ah oo socon doonaa muddo shan maalmood ah islamarkana u dhaxeeya guddoomiyaha degmooyinka gobolka Hiiraan.

Shirkan ayaa diirada lagu saaraya arrimaha ammaanka, dib u heshiisinta, xal u helida axyaxa dhibaatada ku haya beeraha gobolka, iyo sidii iskaashi u dhaxmari lahaa guddoomiyayasha degmooyinka gobolka.

Warbixinta waxaa noo haya Maxamed Cabdi Saney.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here