Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ee caasimaadda Soomaaliya ayaa waxaa ka furmay shirka iskaashiga Ganacsiga Beeraha iyo xoojinta wax soo saarka dalka waxaana ka qeybgalay wasiir ku xigeenka wasarada ganacsiga XFS , xubno ka socday hay’ada DRC, masuuliyin ka tirsan wasaaradaha ganacsiga iyo beeraha Soomaaliya.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumr Yuusuf Aadan.