Baladweyne (Radio Beerlula)-Duqa magaalada Baladweyne Nadar Tibaax Maalin ayaa hay,adaha iyo shirkadaha Baladweyne ugu baaqday ineey ka qeyb qaataan dhameeystirka dhismaha buundada beergadiid oo ay dayactir ku bilaabeen maamulka gobolka Hiiraan iyo ganacsatada Baladweyne
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi