Baladweyne (Radio Beerlula)-In ka badan 127 ardey oo baratay saxaafadda, fagaaro ka hadalka, luuqda English-ka, Umulisanimada, iyo daaweynta islamarkana ka aflaxay iskuulka Hormuud ayaa munaasabad loogu qabtay magaalada Baladweyne, waxana ka qeyb galay bahda waxbarashada, waalidiin, iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud.