Aabe ku xanuunsan Baladweyne oo la gaarsiiyay deeq lacageed.

0
55

Baladweyne (Radio Beerlula)-Cabdicasiis Maxamuud Muudey oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne islamarkana ka shaqeeya caawinta dadka dhibaateysan ayaa deeq lacageed oo gaareysa 350 dollar ku wareejiyay Salaad Xuseen Cadoow oo in muddo ah ku xanuusan xaafadda Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne.

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here