Sadex Faa’ido Oo Arsenal Ugu Jirta Hishiiska Martin Odegaard Ee Real Madrid.

0
51

BaladweyneArsenal ayaa faa`ido badan ku qabeysa saxiixa Odegaard  marka la eego dhinacyo badan , hadaba warbxintaan waxaan ku eegeynaa faa`idooyinkaas lagu qabi karo laacibka

Buuxin Ku Meel Gaar Ah : waji kastaba haku baxee, Mesut Ozil waxaa loo baahan yahay in booskiisa dhiig joojin ahaan loo buuxiyo, inta laga gaarayo xagaaga.

Odegaard wuxuu ka ciyaari karaa garabka bidix ee weerarka si la mid ah numberka Diyeesha ah ee Mesut caanka ku ahaa.

Wiilkaan reer Norway waa mid ka mid ah xiddigaha ugu fiican ee lugta bidix ku xaragoon kara marka garoonka lugu jiro, inta daafacyaddu isaga ku mashquulsan yihiin, waxay dan u tahay Smith Rowe oo banaanka soo dhigi kara tayo kasta oo uu leeyahay.

22- Sano Jir Arsenal Ku Mintidi Karto: Hadii uu qaab ciyaareed fiican kusoo bandhigo Arsenal oo uu dhaqso Premier League la qabsado, Arsenal waxay lasoo bixi karta waji kale oo ay xiddigaan heshiiskiisa mid dhab ah ugu bandhigi karto.

Hadda Heshiiskiisa ma ahan mid uu ku jiro, dooq gadasho, Laakiin Arsenal waxay wada hadal kale la furi kartaa Real si ay si rasmi ah ula wareegto, marka uu dib ugu laabta xagaaga Madrid.
Heshiis sidee ah kuula muuqa adiga, hadii aad xiddigaan horay u daawatay?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here