Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono qaarada Yurub

0
38

Baladweyne (Radio Beerlula)-JKulamo ka tirsan tartamo waa weyn ee qaaradda Yurub ayaa caawa la ciyaari doonaa, waxaana ay kala yihiin, Copa del Rey, FA Cup, iyo France Cup.

Kooxaha Chelsea, Athletic Bilbao, ayaa ka mid ah kooxaha caawa ciyaari doona tartamada kala ah Copa del Rey iyo FA Cup.

Tartanka FA Cup-ka  waxaa caawa laga ciyaari doonaa kulanka ay Chelsea la dheeli doonto kooxda Barnsley iyo midka ay Wolverhampton garoonkeeda Molineux ku soo dhoweyn doonto naadiga Southampton.

Tartanka Copa del Rey ee dalka Spain kulanka caawa laga ciyaari doono waa midka afar dhamaadka ah ay Athletic Bilbao ku soo dhaweyn doonto kooxda Levante garoonka San Mames Barria.

Haddaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulammada caawa laga ciyaari doono qaarada Yurub & Saacadaha ay soo geli doonaan:-

ENGLAND – FA CUP

08:30 Hbeenimo: Wolverhampton vs Southampton

11: 00 Hbeenimo: Barnsley vs Chelsea

SPAIN – COPA DEL REY

11: 00 Habeenimo: Athletic Bilbao vs Levante

FRANCE – CUP

08:45 Gabeenimo: Sochaux vs Saint-Etienne

11:05 Gabeenimo: Angers vs Rennes.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here