Ardey ka qalin jabisay jamaacadda SIMAD oo munaasabad loogu qabtay qaabka fogaan araga ee Internet-ka.

0
32

Baladweyne (Radio Beerlula)-Jaamacada Simad ee magaalada Muqdisho ayaa markii ugu horeysay xaflad qalin Jabinta dufcadii 16-aad ugu qabtay qaab fogaan araga ee Internet-ka kadib markii kiisas cusub oo cudurka karoona feyris laga diwaangeliyay magaalada Muqdisho.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here