Baladweyne (Radio Beerlula)-Inkastoo wadanka ay kajirto shaqa la,aan baahsan ayaa hadane si ay noloshooda u mareeyaan Maxamed Xaanshi Liibaan iyo bishaar aadan oo ka mid ah dhalinyarada ku nool magaalada Baladweyne waxay barteen xirfadda alxanka biraha.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.