Wasaaradda caafimaadka Hirshabeelle oo bulshada ugu baaqday inay ka foojignaadan cudurka karoona feyris oo soo laba kacleeyay.

0
40

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka caafimaadka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdi Macalin Cismaan ayaa bulshada ku nool deegannada Hirshabeelle ugu baaqay in foojigaan dheeraad ah muujiyaan maadaam kiisas cusub oo cudurka karoona feyris laga diwaangeliyay dalka, islamarkana Hirshabeelle ay ka mid tahay meelaha laga helay kiisaska cudurka ee cudurkan.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here