Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka haweenka iyo xaquuqul insaanka Hirshabeelle Caasho Khaliif Maxamed ayaa deeq lacageed oo dhan 500 oo dollar ugu deeqday Faadumo Cabdi Xasan oo in muddo ah la daala dhaceysa xanuunka buro uga soo baxday dhuunta islamarkana ku nool xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne, iyadoona deeqdan u soo wakiilatay Cabdicasiis Maxamud Muudeey.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen