Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu daah-furayay ololaha talaalka xanuunka Sambabka xoolaha ee deegaanada Puntland gaar ahaan ariga, waxaana ka qeyb galay munaasabada Madaxweyne Ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Caafimaadka Puntland iyo bahda wasaarada xanaanada xoolaha .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulahi.