Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo lagu Aasay Muqdisho.

0
42

Baladweyne (Radio Beerlula)-Allaah ha u naxariistee waxaa Magaalada Muqdisho lagu aasay Sheekha Nuur, Baaruud Guraxan oo ka mid ahaa culumada waaweyn ee Somaaliyeed kaasoo xalay xanuunka karoona feyris ugu geeriyooday isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho,iyadoo salaada janaasada lagula dugtay masjidka isbaheeysiga islaamka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here