Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhowr iyo labaatan sannadood ka hor gaadidka kaliya ee inta badan ay adeegsan jireen dadka Soomaaliyeed ayaa ahaa gaadiidka loo yaqaano Xaajiyo khamsiinta taasoo hadda ka sii suuleysa magaalada Baladweyne iyo guud ahaan dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.