Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday kulamada dadweynaha si looga gaashanto cudurka karoona feyris.

0
36

Baladweyne (Radio Beerlula)-Shirkan jaraa’iid oo si wada jir ah u qabteen wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur, iyo wasiirka warfaafinta Somaliya Cismaan Abokor Dubbe ayay kaga hadleen khatarta cudurka karoona feyris ee ku soo laba kacleeyay dalka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Saneey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here