Baladweyne(Radio Beerlula)- Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiran ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinyeen 27 arday oo baratay xifdinta quraanka kariimka iyo tafsiirkiis isla markaana ka qalinjibisay madarada umul qeyr ee magaalad Baladwyne, waxaana ka qaybgalay munaasabada maamulka madarsada umul qayre waaliid macalimiin iyo marti sharaf kale.
Warbixintan waxaa noo heysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.