Baladweyne(Radio Beerlula)-si aysan u suulin alaabihii hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed oo ay sameyn ku yeelatay tiknolojiyadda casriga ayaa waxaa u istaagay haween ku nool magaalada Baladweyne kuwaasoo sameeya alabaha hiddaha iyo dhaqanka sida masafta, dhiilaha caanaha lagu shubto, darmaha, iyo alabaha kale ee dhaqanka si jiilka soo koraya ay wax badan uga fahman dhaqanka.
Warbixintan waxaa inoo Haya Cumar Yuusuf Aadan.