In ka badan 24 ardey oo baratay qur’aanka kariim-ka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

0
37

Baladweyne(Radio Beerlula)- Munaasabadan oo aheyd mid ay ku qalinjibinayeen inkabadan 24 arday oo baraty qur aanka kariimka isla markaana ka baxay madarasada Imaamu sayuudhi oo ku taala xaafada Calanley ee Magaalada Kismaanyo ee Xaruunta gobolka Jubada hoose.

Waxaana ka qeybgalay munaasabada, maamulka madarasada Imaamu sayuudhi, Culumaa awdiin waalidiin bahda waxbarashada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warbixintan waxaa noo haya Axmed Nuur Daahiye.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here