Baladweyne(Radio Beerlula)-Agaasimaha isbitaalka taqasusiga ah Hiiraan ee magaalada Baladweyne Cabdullaahi Maxamed Xalane oo kamid ah bahada caafimaadka gobolka Hiiraan ayaa bulshada magaalada uga digay soo labo kacleeynta cudurka karoona.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.