Baladweyne(Radio Beerlula)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed ayaa ku wareejiyay agab Caafimaad , wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowsiya Abiikar Nuur, si wax loogu qabto dadka la xanuunsanaya Caabuqa COVID-19 ee ku jira isbataalka Martiini.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim .