Tababar ku saabsan ka hortaga cudurka shub biyood oo lagu soo gabga gabeeyay Baladweyne.

0
36

Baladweyne(Radio Beerlula)-In ka badan 30 ardey oo barata cilmiga caafimaadka ayaa tababar ku saabsan sida looga gaashanto cudurka shuban biyood loogu soo gaba gabeeyay magaalada Baladweyne, iyadoona tababarkan uu socday muddo saddex maalmood ah, waxana soo qaban qaabiyay maamulka iskuulka Hormuud.

Warbixintaan waxaa soo jeedineysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here