Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in kiisas ka mid ah cudurka karoona feyris laga helay Baladweyne.

0
35

Baladweyne (Radio Beerlula)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Baladweyne ayaa sheegay in baaritaan lagu sameeyay ilaa boqol ruux islamarkana laga baaray cudurka karoona feyris laga helay 30 ka mid ah kuwaasoo hadda isku karantiilay guryahooda maadaam magaalada aysan ka jirn xarun loogu talo galay in lagu karantiilo dadka uu haleelo cudurkan.

Warbixintan waxaa soo jeedinya Cumar Yuusuf Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here