Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirul Dowaldaha Caafimaadka Dowlad Goboleedka Hir-shabeelle Dr Muxuydiin Muqtaar Macalin oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada Jowhar ayaa sheegay inay korodhay tirade dadka laga helay cudurka karoona feyris ee deegaanada Hirshabelle gaar ahaan magaalooyin Jowhar iyo Baladweyne .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Axmed Nuur Daahiye.