Baladweyne (Radio Beerlula)-Sanadkasta 21 Feebarwari maanta oo kale ayaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Afka Hooyo oo dabaal dageedu soo bilaabatay sannadkii 2002-dii kadib markii Golaha guud ee qaramada midoobay 17-kii bishii November sannadkii 1999-kii uu aqoonsaday maalinta afka hooyo .
Warbixintan waxaa soo jeedineya Maxamed Cabdi Saney.