Baladweyne (Radio Beerlula)-Qoysaskan oo ku nool kaamka Alla-bari oo ku yaalla xaafadda Buunda-weyn ee magaalada Baladweyne ayaa hay,adaha iyo maamulka gobolka Hiiraan ka codsaday in lala soo gaaro qalabka looga hortago cudurka karoona sida af xerka, saabuun , Jeermis dilayaasha gacmaha la marsado iyo baaldiyaal loo isicmaalo faraxalka .
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.