Baladweyne (Radio Beerlula)-Maamulka isbitaalka Seha Geed ee magaalada Baladweyne ayaa qaliin lagu guuleeystay oo dhuunta ah ku sameeyay Faadumo Cabdi Maxamed oo kamid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool xeryaha barakacayaasha ee magaalada kadib markii dhuunta ay uga soo baxday buro taasi oo sababtay barar iyo xanuun.
Warbixintan waxaa soo jeedineysa Xaawo Aadan Xuseen.