Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed oo shir jaraa’iid ku qabtay magaalada dhuusamareeb ayaa sheegay in kiisas ka mid ah cudurka karoona feyris laga helay deegannada Galmudug.
Warbixintan waxaa inoo haya Axmed Nuur Dahiye.