Agabka looga hortago cudurka karoona feyris oo lagu wareejiyay iskuulka Horseed ee Jowhar.

0
32

Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka dhalinyarada shabeelaha dhaxe ayaa iskuulka hoose, dhaxe iyo sare ee Horseed ee maagalada jowhar gaarsiiyay, agab looga hortagayo cudurka karoona feyris, kuwaasoo iskugu jira,af xir iyo jeermis dile gacmaha lagu dhaqdo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdullaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here