Dhallinyaro fursado shaqo ka helay jaamacaddaha ku soo batay Baladweyne

0
29

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay jaamacado bixiya kuliyado kala duwan ayaa waxaa fursado shaqo ka helay dhalinyaro ku shaqeysta xirfadda macalinimada, iyo kuwa ka shaqeeya xafiisyada.

Warbixintan waxaa soo jeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here