Nagu saabsan

Idaacadda Beerlula waa Raadiye madax Banaan oo ka diiwaan gashan wasaaradaha warfaafinta ee heer Federaal iyo heer dowlad goboleed.

Idaacadda Beerlula oo ah idaacad Bulsho(Community radio)  hadafkeedu waa iney wargeliso, maaweeliso ama wax barto bulshada Bulshada reer Beledweyne iyo nawaaxigeeda ku dhaqan.

Waxaan ku shaqeynaa mabaadi’da guud ee saxaafadda, sida dhex dhexaadnimada, tebinta xaqiiqada iyo husiimada. ma jirto xisbi, koox iyo aragti siyaasadeed oo aan taabacsanahay.

Hadaad joogto Beledweyne iyo nawaaxigiisa waxaad naga dhegeysan kartaa 88.8 FM.

Hadii kale waxaad Barnaamijyada iyo wararkeena kala socon kartaa boggeena Facebook ee https://www.facebook.com/Beerlularadio/?ref=bookmarks