Thursday, October 17, 2019

Maamulka Laligaha oo codsaday in la badalo goobta lagu ciyarayo kulanka Barcelona iyo Real...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Labada kooxood ee Barcelona iyo Real Madrid ayaa diiday qorshe ay soo jeedisay La Liga oo ah in la bedelo garoonka lagu...

Buundo weyn A iyo Holwadaag B oo bareejo ku galay xarunta shanterka ee Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wajiga labaad ee tartanka Horumarinta ciyaaraha degmada Baladweyne ayaa galabta waxaa isku qaabilay kooxaha Holwadaag B iyo Buunda weyn A. Ciyaarooda ayaa kusoo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim...

Buundo weyne A iyo Holwadaag B oo galabta ku hardami doonta xarunta Shanterka ee...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Wajiga labaad ee Tartanka Hormarinta Ciyaaraha Degmada Baladweyne ayaa galabta waxaa isku qaabilaya kooxaha Holwadaag B iyo Bunda weyn A Kulanka labadan kooxod...

Real Madrid oo shaaca ka qaaday natiijada baaritaanadii caafimaad ay dhakhaatiirta ku sameeyeen dhaawaca...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Real Madrid ayaa war rasmi ah oo ay soo saartay maanta oo Arbaco ah waxa ay ku shaacisay natiijada ka soo baxday...

Liiska Xulalka Ilaa Iyo haatan u soo baxay koobka Euro 2020

Baladweyne(Radio Beerlula)-Ilaa iyo haatan lix xul ayaa iska xaadirisay koobka Qaramada ee Euro 2020 ee la ciyaari doono xagaaga sannadka danbe iyadoo xulka Belgium...

isku aadka wajiga labaad ee tartanka horumarinta ciyaaraha Baladweyne oo la soo saaray.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Gudomiyaha Xiriirka Kubada Cagta degmada Baladweyne  ayaa ku dhawaaay isku aadka wajiga labaad   kooxaha ka qeyb galaya tartanka horumarinta Ciyaaraha degmada Baladweyne...

Baladweyne: Xaawo Taako B oo 3-0 ku garaacday Buundo weyn B

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xaawo Taako B oo 3-0 kaga badisay Buundo weyn kadib ciyaar xiise badan oo ku dhaxmartay xarunta shanterka ee magaalada Baladweyne. Wajiga koowaad...

Buundo weyn B iyo Xaawo Taako B oo galabta ku balansan xarunta shanterka...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xarunta shanterka ee magaalada Baladweyne ayaa waxaa galabta fooda isku dari doona kooxaha Buundo weyn B iyo Xaawo Taako B. labadan kooxood ayaa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdulqaadir Cumar Ibraahim...