Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/609499870383168

Ancelotti oo si caqli-gal ah uga hadlay ku guuleysiga abaal-marinta Ballon d’Or ee Lionel...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Tababaraha kooxda Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay xiddiga reer Argentina iyo naadiga Paris Saint-Germain ee Lionel Messi, kaddib markii...

Horudhac: Watford vs Chelsea

Baladweyne (Radio Beerlula)-Naadiga Watford oo bishii lasoo dhaafay garoonkeeda ku garaacday Manchester United isla markaana sabab u noqotay in la ceyriyo Macallin Ole Gunnar...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Maxamed Yuusuf Cabdulahi. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/224348556505748

Lionel Messi oo markiisii toddobaad ku guuleystay abaal-marinta Ballon d’Or

Baladweyne (Radio Beerlula)- Magaalada Paris ee caasimadda Waddanka Faransiiska ayaa caawa lagu guddoonsiiyey Lionel Messi abaal-marinta laacibka ugu fiican kubbada cagta adduunka ee Ballon d’Or...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/942940409649178

Man City oo garoonkeeda Etihad saddexda dhincood kaga qaadatay kooxda West Ham

Baladweyne (Radio Beerlula)-Manchester City ayaa garoonkeeda Etihad saddexda dhincood kaga qaadatay kooxda West Ham, kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1, ciyaar qeyb ka ahayd...

Kooxaha Chelsea iyo Manchester United oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge

Baladweyne (Radio Beerlula)-Kooxaha Chelsea iyo Manchester United ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay ku kala baxeen barbardhac 1-1 ah, ciyaar...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabdiqadir Cumar Ibraahin. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/1019828815530325

Arsenal oo garoonkeeda Emirates saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Newcastle United

Baladweyne (Radio Beerlula)-Arsenal ayaa garoonkeeda Emirates saddexda dhibcood kaga qaadatay kooxda Newcastle United, kaddib markii ay ku garaacday 2-0, xilli ciyaartan lagu daah furay...