Tababar ku saabsan nabada oo lagu qabtay magaalada Kismaayo.

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ayaa lagu soo gabagabeeyay tababar ku saabsan nabada iyo sida looga qeeyb qaadan karo. Tababarka ayaa waxaa iska kaashaday mac,hadka Hiraal...

https://fb.watch/pL3O1O3xqg/?mibextid=Nif5oz

In ka badan 17 Arday oo baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 17 Arday oo  Dhameeysatay Xifdinta Qura,anka kariimka ah isla markaana ka aflaxday Madarasada Sheikh Cali Suufi ee magaalada Kismaayo ayaa...

Liverpool Oo Xiddig Muhiim Ah Oo Kale U Waayi Karta Koobka Africa, Qaab Noocee...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Xiddiga Liverpool Curtis Jones ayaa laga yaabaa inuu weli ciyaaro Koobka Qaramada Afrika isagoo madax xanuun ku noqon kara tababare Jurgen Klopp. AFCON...

Barnanijka waayaha Nolosha ee Radio Beerlula

Barnanijka waayaha Nolosha ee Radio Beerlula waxaa marti ku ah Raxmo shiikha Cabdi oo ah Gudoomaha ururka Haweenka Gobalka Hiiran Sacdiyo Maxamad Maxamuud

Xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada Warsheekh oo la doortay.

Baladwayne (Radio Beerlula )-Wasiirka Arimaha Gudaha Hirshabelle Mudane Cabdi Daahir Guure Karoore iyo Guddomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe ahna Duqa Magaalada Mudane Axmed Meyre Makaraan...

Barnaamijk gaar ah oo ku saabsan maalinta deegaanka Adduunka 

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijk gaar ah oo ku saabsan maalinta deegaanka Adduunka Cabduqaadir Cumar...

Qalab loogu talo galay ka hortaga dabka oo lagu wareejiyay dowlada hoose ee Hargeysa

Baladweyne (Radio Beerlula)- Dowlada hoose ee magaalada Hargeysa ayaa  qalab loogu talo galay  hortaga dabka kala wareegtay  ha'yada FNJ islamarkaan waxaan kala wareegay hay'adda ...

Tababar ku saabsan Ceymiiska xoolaha oo lagu qabtay Muqdisho.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka  ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan Hanaanka Ceymiska Xoolaha kaasi oo soco doona mudo laba...

https://fb.watch/lTgJ10zanL/?mibextid=Nif5oz