Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula
Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Xaawo luul...
Cashirka 367-aad ee Tafsiirka Qur’aanka kariimka
Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Cashirka 367-aad ee Tafsiirka Qur’aanka Kariim-ka.
https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/1104510939752568/
Tababar ku saabsan Ceymiiska xoolaha oo lagu qabtay Muqdisho.
Baladwayne ( Radio Beerlula )-Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa lagu qabtay tababar ku saabsan Hanaanka Ceymiska Xoolaha kaasi oo soco doona mudo laba...
Kulan looga hadlayay sidii looga faa’ideysan lahaa Ramadaanka oo lagu qabtay Hargeysa
Baladweyne(Radio Beerlula)-Wasaaradda diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa Magaalada Hargeysa ku qabtay kulan wacyegelin ah oo ku saabsan sidii shaqaaalaha Banguga dhexe ee Somaliland uga...
Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula
Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya Sacdiya Maxamed...
Lo’ 8 kiilomiitar ka dabaalatay biyo fataahado ah oo qaaday
Baladweyne(Radio Beerlula)-Dhowr Neef oo lo' ah oo ay qaadeen biyaha fataahado ah oo ka dhashay roobab mahiigaan ah oo ka da'y gobolka North Carolina...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Beerlula
Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Ciyaaraha Radio Beerlula, waxana soo jeediniya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.
Liverool oo iska xaadirisay siddeed dhamaadka Carabao Cup,
Baladweyne (Radio Beerlula)-Liverpool ayaa u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay Arsenal kaga adkaatay, rigoorayaal 5-4 ah, xilli 90-ka daqiiqo...
Barnaamijka Bariido iyo Beerlula ee Radio Beerlula
https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/697683828953937
Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka Bariido iyo Beerlula ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya...
In ka badan 17 Arday oo baratay Qur’aanka kariimka oo munaasabad loogu qabtay Kismaayo
Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 17 Arday oo Dhameeysatay Xifdinta Qura,anka kariimka ah isla markaana ka aflaxday Madarasada Sheikh Cali Suufi ee magaalada Kismaayo ayaa...