Wasaarada Dhalinyarada Iyo iyo Ciyaaraha DF Soomaliya oo Sheegatay In ay Caawinayaan Dadka Fatahaada...

Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha Xukumada  fedraalka Somaliya  Khadiija Maxamed diiriye  ayaa  sheegaty in wasaaradeeda ay  qeeyb kaqaadan doonto gurmadka qaran ee loosameynayo dadka...

Xarun Caafimaad oo laga hergeliyay Duleedka Baladweyne

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qaar kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne ayaa degeenka Ceeljaalle ee Duleedka magaalada ka hergeliyay Xarun Caafimaad oo loogu adeegi doono bulshada magaalada Baladweyne Warbixintan...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula

  Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar...

Barnaamijka hadal heynta baraha bulshada ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka hadal heynta baraha  ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya...

Barnaamijka Bariido iyo Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamijka  Bariido iyo  Beerlula, waxana soo jeedineya Xaawo Luul Aadan...

PSG oo heshiis cusub waqti dheer ah ka saxiixatay mid ka mid ah xiddigaheeda...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah u shaacisay inay heshiis cusub oo waqti dheer ah ka saxiixatay xiddigeeda khadka dhexe ee...

Man United oo u gudubtay wareega siddeed dhamaadka Carabao Cup, kaddib markii ay Chelsea...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Manchester United ayaa xalay u gudubtay wareega siddeed dhamaadka koobka Carabao Cup, kaddib markii ay 1-2 kaga soo adkaatay kooxda Chelsea...

Real Madrid oo guul sahlan ka gaartay kooxda Leganes oo marti ugu aheyd Santiago...

Baladweyne (Radio Beerlula)- Real Madrid ayaa guul sahlan kaga gaartay kooxda Leganes garoonkeeda Santiago Bernabeu, kaddib markii ay kaga adkaatay 5-0, kulankooda 10-aad horyaalka...

Fatahaada Wabiga Shabeele oo Saameyn Kuyeelatay Goobaha Waxbarshada Beledweyne.

Goobaha waxbarashada ee Magaalada Baladweyn ayaa albaabada loo laabay kadib markii uu wabiga Shabelle ku fatahay afarta xaafadood ee magaalada isla markaana biyuhu aay...

Madaxweynaha Hirshabeele oo Tacsi Udiray Ehelada Dadkii Ku Geeriyooday Fatahaada Beledweyne.

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Hishabelle  Maxamed Cabdi Waare oo Kusugan Magaalada Beledweyne ayaa ka hadlay Saameynta Fahataahada Wabiga Shabelle uu ku yeeshay magaalada. Maxamed Cabdi Waare...