Sara u kac ku yimid qiimaha kalluunka ee suuqyada magaalada Muqdisho.

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Waxa sare ukac laga dareemayaa qiimaha la iibiyo kalluunka Noocyadiisa kala duwan ee Suuqyada magaalada Muqdisho. Sare u kacaan ku yimid...

kulan looga hadlyay wajiga labaad ee dhismaha wadooyinka oo lagu qabtay Kismaayo

Baladweyne(Radio Beerlula)-Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamad Farawayne ayaa guddomiyey kulan wadatashi ah oo lagaga hadlayey u diyargaroowga bilaabashada wajiga 3aad ee Mashruuca dhismaha...

Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo bilaabay uruurinta lacago ay ku afuriyaan danyarta

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa bilaabay aruurinta lacago loogu tala galay in anfur loogu sameeyo dadka danyarta ah...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula.

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo Radio Beerlula waxaana soo jeedinaya Cabdimajiid Aweys Isaaq. https://www.facebook.com/Beerlularadio/videos/375854048697019

Shir ku saabsan isku xirka mashaariicda caafimaadka oo laga furay Dhuusamareeb

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Wasaaradda Caafimaadka Maamulka Galmudug ayaa Magaakada Dhuusamareeb ka daahfurtay shirka isku xirka mashaariicda caafimaadka Kaasi oo socon doona muda laba...

Qoysas deeq raashiin ah loogu qeybiyay Muqdisho

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Hay'adda Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq raashiin ah gaarsiisay qoysaska danayar kuwaas oo kujira xarunta Hay'adda Soheeda ee Magaalada Muqdisho. Deeqdaan...

Kulan bulshada looga Wacyigelinayay GIV-ADIS ka oo lagu qabtay Hargeysa

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Komishanka Xakamaynta HIV-ADIS ayaa Barnaamij Wacyigelin ah uqabtay dadka kunool Xaafadda magaalada Hargeysa Waxaa kasoo qayb galay barnaamijka wacyigilinta ah madaxda...

Nin isagoon minweynta ka amar qaadan xaas labaad guursaday oo xabsi la dhigay

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Maxkamad ku taalla magaalada Lahore ee dalka Pakistan ayaa toddoba bilood oo xabsi ah iyo ganaax ku xukuntay nin la...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)-dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Aadan Cabdi Axmed.

Madaxweyne Vladimir Putin oo markii shanaad doonaya inuu soo noqdo

Baladwayne ( Radio Beerlula )-Dadka Ruushka ku nool ayaa codeynaya in ka badan labo maalmood, waxayna codeyntaas sii soconeysaa ilaa sideeda fiitnimo waqtiga dalka. Sidoo...