Tuesday, April 7, 2020

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhagax dhigay wadada dheer ee isku xirta Muqdisho iyo ilaa...

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wadada dheer ee isku xirta Aargada degmada Deyniile ama wadada kuliyada Jaale Siyaad ilaa gobalada Shabeelaha Hoose iyo Shabeelaha Dhaxe ayaa waxaa...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlul

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Xaawo Luul...

Warbixin ku saabsan maalinta horumarinta ciyaaraha iyo nabadda

Baladweyne(Radio Beerlula)- Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 1896-dii meel mariyay in sannad kaste 6-da bisha Abril dunida looga dabal dego maalinta horumarinta...

Xayawaankii ugu horeeyay oo laga helay cudurka Corona

Muqdisho(Radio Beerlula)- Dalka Mareykanka waxaa cudurka Corona laga helay Shabeel. Shabeelkani Dhiddiga ah oo dad'diisa lagu sheegay 4 sano islamarkana lagu magacaabo Nadia ayaa ku...

Warka habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Radio Beerlula, waxaana soo jeedinaya  Maxamed Cabdi...

Raysal Waasaaraha Ingiriiska oo isbitaal la dhigay

Baladweyne (Radio Beerlula)-Raysal Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa isbitaal la dhigay ka dib markii 10 maalmood ka hor laga helay Coronavirus, sida laga soo...

Olole indhaha loogu fiiqayo inkabadan 200 ruux oo Baladweyne ka biloowday

Baladweyne (Radio Beerlula)-In kabadan 30 ruux oo u badan dad da’a ah ayaa isbitaalka faaruuq oo ku yaala xaafada holwadaag ee magaalada Baladweyne loogu...

Warka Subaxnimo ee Radio Beerlul

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Cabdiqadir Cumar...

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay...

Baladweyne( Radio Beerlula)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-gobeeldka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in...

WHO oo Afrika uga digtay mowjado feyraska Korona ah

Baladweyne (Radio Beerlula)-Hay’adda Caafimaadka Dunida ee WHO, ayaa hoggaamiyeyaasha Afrika ugu baaqday in ay istiraatiijiyad dhamaystiran ka yeeshaan waxa ay ku tilmaantay duufaan xanuunka...