Saturday, April 4, 2020

Afrika: Dadkii caanka ahaa ee geeriyooday 2019-ka

Baladweyne(Radio Beerlula)- Waxaan dib u milicsaneynaa qaar ka mid ah dadkii caanka ahaa ee Afrika ka soo jeeday kuwaasoo sanadkan dhexdiisa geeriyooday. January Oliver Mtukudzi,...

Tababar ku saabsan sida loo sameeyo gargaarka degdega ah oo lagu qabtay Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Tababarkan oo loo qabtay in ka badan 50 arda y oo wax kabarata machadka Smarta college ee magaalada  Baladweyne islamarkana socday hal...

Warka Habeenimo ee Radio Beerlula

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Warka habeenimo ee  Radio Beerlula, waxana soo jeedinaya Maxamed Cabdi...

Wabiga shabeelle ee dhaxmara magaalada Baladweyne oo biyo keenay.

Baladweyne(Radio Beerlula)- Boqolaal shacab ah oo ku nool magaalada baladweyne ayaa ka hor inta uusan biyo keenin wabiga shabelle la dalaan dhacayay biyo xumi...

Xalka fatahaada Baladweyne (Qormo)

Baladweyne(Radio Beerlula)- Qormadayda waxa ay ku saleysantahay inaan wax uun ka iraahdo fataahadda wabiga Shabeelle uu ka sameeyo magaalad Baladweyne iyo hareeraheeda. Qasaaraha nafeed iyo...

Baladweyne: Haween nolosha reerkooda ku dabara Subag laga keeno qeybo ka mid ah Hiiraan...

Baladweyne(Radio Beerlula)- Haweenkan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa nolosha reerkooda ka maareeya iibinta subaga kaasoo laga keeno qeybo ka mid ah gobollada Hiiraan...

Baladweyne: Dhalinyaro is xilqaantay oo bilaabay inay wax baran dhalinyarada danyarta

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dhalinyaro badan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana wax bartay ayaa bilaabay inay si lacag la’aan ah wax u baran caruurta danyarta  ee  aan...

Tababar lagu dhiri galinayo dhalinyarada dhiga jaamacadda iyo dugsiyada sare oo lagu qabtay Baladweyne.

Baladweyne(Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ayaa lagu qabtay tababar lagu dhiri gelinayo dhalinyarada dhigata jaamacaddaha iyo dugsiyada sare ee Baladweyne. Warbixintan waxaa noo heysa Xaawo Luul Aadan...

Xildhibaan xarunta baarlamaanka Uganda geeyay dhalo ayax ka buuxo

Baladweyne(Radio Beerlula)- Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Uganda ayaa kalfadhiga baarlamaanka geeyay dhalo uu ka buuxo ayax, tallabadaas ayaa buuq ka dhalisay baarlamaanka. David Obala oo...

Rwanda iyo Uganda oo maxaabis isweedaarsaday

Baladweyne(Radio Beerlula)- Dowladaha Rwanda iyo Uganda ayaa isweedaarsaday maxaabis u kala dashay labada dal xilli labada madaxweyne ay isku diyaarinayaan kulan Jimcaha dhici doono...